Wararka

Wasiir Beyle oo warbixin ku aadan horumarka iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda siiyay Madaxweynaha JFS

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beele ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

R/wasaare Kheyre oo guddoomiyay shir looga hadlay qorshaha cafinta daymaha+Sawirro

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Qorshaha Cafinta Deymaha kaasi oo ka dhacay xarunta wasaaradda maaliyadda xukuumadda...

Madaxweynaha Mareykanka oo si Kumeel gaar ah Patrick Shanahan ugu magacaabay Wasaaradda Difaaca

Washington(SNTV ) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku cadaadiyay Mr James Mattis wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka oo dhawaan xilka iska casilay in uu...

Ra’iisal wasaaraha dalka oo kormeeray Tiyaatarka Qaranka+Sawirro

Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib u dhis ah. Xilligii...

Hooyo Suldaano Bare, Bulshada wayday.!!!

Hooyo Suldaano Muuse Caddow, waxay ka mid ahayd Macalimiinta Soomaaliyeed ee mudada dheer waqtigooda u huray waxbarista, iyo kobcinta garaadka dadka Soomaaliyeed ee waxbaranaya. Halganka...

Ugu Akhris Badan