Wararka

Seminaar ku saabsan sida Dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Doorashada 2020-ka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Seminaarkan lagu baranayay Wacyi galin ku saabsan Doorka Dhalinyarada ,Haweenka  iyo Dadka Laga tira Badanyahay ay ugu Qeyb qaadan karaan Arrimaha Doorashooyinka ee...

Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada”.

Hirshabeele (SNTV) Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay...

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib-u-habeyn loogu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha

Muqdisho (SNTV):-Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah soo gaaray SONNA ayey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu...

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo Kulan Muqdisho ku Yeeshay

Muqdisho (SNTV)-Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xaruntooda magaaladda Muqdisho. Guddiga ayaa war bixin ku aadan...

Tubta Arrimaha Bulshada oo soo saartay Amar Lagu Dardar-Gelinayo Hagaajinta Bilicda Caasimadda

Muqdisho (SNTV): —Shirka Toddobaalaha ah ee tubta arrimaha bulshada oo maanta uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu go’aamiyay in la dar-dargeliyo qorshaha...

Ugu Akhris Badan