Wararka

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo soo Celinta Hantida Qaranka.

Muqdisho January 10 (SNTV):- Raiisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo  Soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed, Guddiga oo...

Kulan wada tashi ah oo lagu qabtay Magaalada Xuddur

Muqdisho January 10 (SNTV);-Waxaa Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool ka soconaya kulan wada tashi ah oo lagu dersayo baahiyaha halkaasi ka jira iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeer ku tagay Isbitaalka Martiini

Muqdisho January 10 (SNTV);-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed, ayaa kormeer howleed ku tagey Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku jiraan...

Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga dooday Qorshaha 2019ka

Muqdisho January 10 (SNTV);-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Soomaalia oo Furay Shir looga hadlayo ka Hor-tagga Qaraxyada gacan ku sameyska ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Shir wada-tashi ah oo ku saabsan ka Hortagga...

Ugu Akhris Badan