Wararka

Akhriso: Doorka Dowladda Federaalku ay ka qaadatay Nabadeynta Gaalkacyo

Gaalkacyo (SNTV Sameeynta Ciidamo Isku dhaf ah oo ay yeelatay magaalada Gaalkacyo, dhisida madasha isdhex galka Dhalinyarada labada dhinac ee magaalada  waxa ay kamid ahayeen...

Diblomaasiyiin Soomaali ah oo u kicitimay Sacuudiga si tababar diblomaasiyadeed ugu soo qaataan

Muqdisho (SNTV)- Lix diblomaasi Soomaali ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u kicitimay Magaalada Riyaadh, si ay uga qeybgalaan...

Mashruuca kasoo kabashada Abaaraha oo lagu daah-furay Degmada Xudur

Xudur (SNTV) Mashruucaan oo loogu magac daray kasoo kabashada Abaaraha Bulshada ku dhaqan magaalada Xudur, waxa si wadajir ah uga soo qeyb galey Maamulka Degmada...

Sarkaal qori  Dhashiika ah ku dilay  qof rayid ah  oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo  heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasan ...

Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijka Kulanka Todobaaka oo kamid ah  Barnaamijyaada Todobaalaha ah Ee ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa...

Ugu Akhris Badan