Wararka

Magacyada Horjoogayaal ajaanib ah oo lagu khaarijiyay Shabellada Hoose oo la shaaciyay

Shabellada Hoose (SNTV) Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada...

R/wasaare Khayre oo soo geba gebeeyey la xisaabtanka Golaha wasiirada

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo gebegebeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo si joogta ah u socday muda shan...

Faah faahin ka soo baxaysa Soomaali dhawaan lagu xiray Tanzania

Tanzania (SNTV) Sida ay qortay Jariiradda (The East Africa) waxaa dalka Tanzania ka soconaya howlgal ballaaran oo lagu baadi goobayo dadka ajaanibta ah oo sida...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

Muqdisho (SNTV) Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Garoonka Diyaaraha Muqdisho Ka sagootiyay Saraakiil Dalka Dibadiisa Tababar loogu qaaday

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar...

Ugu Akhris Badan