Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo duubabka dhaqanka kala hadlay hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

Baydhabo-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  oo kulamo wadatashi ah kula qaatay Magaalada Baydhabo Odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

Boliiska Kenya oo Hotelka Dusit2d ka helay walxaha qarxa

Nairobi-(SNTV)- Boliiska Dalka Kenya ayaa halkii uu weerarka argagixiso ka dhacay Talaadadii Todobaadkan ee Dusit2d Hotel ka helay walxaha qarxa. Warkan oo lasoo dhigan Bogga...

Madaxweyne Farmaajo oo khadka telfoonka kula hadlay dhigiise Uhuru Kenyatta

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dowladda Kenya iyo shacabka ug atacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Talaadadii ka dhacay Dusit2d...

Dowladda Qadar oo Gaadiid Ciidan ugu deeqday Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowladda Federaalku oo xoojineysa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada

Baydhabo-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad Xalay ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema saaray Madaxweynaha Dowlad...

Ugu Akhris Badan