Wararka

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isu dhiibay Boliiska Kenya

Muqdisho (SNTV):-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa baaraya Kiiska Nin 23 jir ah oo ka  baxsaday Xero ay tababar ku siinayeen kooxda Al-Shabaab, markii uu...

Wejigii 1-aad ee dib u hesiisiinta K/Galbeed oo la soo geba gebeeyey

Baydhabo (SNTV) Munaasabad ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay wejigii koowaad ee dib u heshiisiinta K/Galbeed iyo taageeridda maamulka cusub ayaa xalay lagu qabtay magaalada...

Loolanka Al-shabaab iyo Daacish muxuu ku salaysan-yahay?!

Muqdisho (SNTV):-Daacish waa Urur xagjir ah oo ka soo billowday Dalalka Ciraaq iyo  Suuriya, waxaana asaaskeeda lahaa Nin la yiraahdo  Abuubakar Albaqdaaqi , horraantiii...

Eng. Yarisow “Wax dulqaad ah uma yeelan doono in danta guud looga faa’iideysto dano gaar ah”

Muqdisho (SNTV) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dawladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado...

Taliyaha Qeybta 43-Aad ee Ciidanka XD oo sheegay in la xoojiyay Howlgalada ka Socda Jubbada Dhaxe

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Nawaaxiga degaanka Xagar oo u dhaw Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada dhaxe. Taliyaha Qeybta...

Ugu Akhris Badan