Wararka

Daawo Sawirro:-Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Garoowe (SNTV):-Xarunta Madaxtooyada Garowe waxaa Caawa ka socota Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Xafladda waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha...

Madax ka socday Hay’adda MSF oo Muqdisho kula kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Xoghayaha joogtada ah ee  Wasaaradda Qorsheynta iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kulan la qaateen Madaxa Hay’adaha MSF ee Soomaaliya. Kulanka oo socday mudo sadax saacadooda ah ...

Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u furtay Haween ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho (SNTV) Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa loo qabtay Haween ka kala socday...

Wasaaradda warfaafinta oo tababar u furtay ku dhawaad 30 wariye

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ayaa maanta oo sabti ah u furtay 25 saxafi oo ka kala socda warbaahinta dawladda, dalwlada gobaleedyada iyo...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland

Garoowe, Jan 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Goboleedka...

Ugu Akhris Badan