Wararka

Shirka Howlaha Xasilinta dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/01/2019 qabatay Shirka Howlaha Xasilinta dalka. Shirkan oo ah mid...

Madaxweyne Farmaajo “Geeddi-socodka dowladnimadu waa mid u baahan midnimo, wada-tashi iyo isu-tanaasul”

Garoowe, 28 Jan. 2019: Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Ku-simaha ra’iisul Wasaaraha Oo Daah-furay Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii wasaaradaha

Muqdisho (SNTV):-Ku-simaha ra’iisul wasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah-furay qorshaha fulinta ballan qaadyadii...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray xarunta Golaha Wakiilada Puntland

Garoowe (SNTV):- Gudoomiye ku xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Xilshibaanada ayaa...

Taliyaha cusub ee Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo xilka la wareegay

Xudur (SNTV):- Munaasabadaan oo xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 9-aad ciidanka xoogga dalka ee gobolka Bakool Gaashaanle Sare Warsame Maxamed Diiriye waxana...

Ugu Akhris Badan