Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xiray kulan looga hadlayay horumarinta Wakaaladda Filimada

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan Aqoon Isweydaarsiga ah ee looga hadlayay horumarinta Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed iyo faafreebka Filimada oo soconayay mudo laba maalin ah, ayna soo...

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Kuwait oo noqol kamid ah Waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Ra’iisul wasaare ku xiggeenka dalkaasi “Sawirro”

Kuwait (SNTV)- Safiirka cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait Danjire Cabdullaahi Odowaa ayaa Nuqul kamid ah Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimmo u gudbiyey...

Maxkamadda Wajeer Kenya oo xukuntay Rag looga shakisan yahay Al-Shabaab

Wajeer-Kenya-(SNTV)-Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya, ayaa min 15 Sano oo Xabsi ah ku ridday Saddex Nin oo ku...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka hadashey taariikhda Dr Professor Dr. Saalax Cabdalla Cumar

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa ka tacsiyadeysay geerida Professor Dr. Saalax Cabdalla Cumar oo ku geriyooday magaalada Muqdisho. Qoraal...

Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhiya kuwait oo gaaray dalkaasi

Kuwait (SNTV) Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat Danjire Cabdullahi Odawa ayaa garay caasimadda dalkaasi ee Kuwait City. Danjire Danjire Cabdullahi Odawa waxaa si...

Ugu Akhris Badan