Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax-dhigay Dhismaha Xarunta Degmada Hodan

Muqdisho (SNTV):- Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Hodan oo loo...

Wasiirka Difaaca dalka oo soo xiray tababarka Xoojinta isku xirka Howlaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga dalka

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta soo xiray tababarka xoojinta isku xirka howlaha taliska guud iyo...

Madaxwayne Farmaajo oo Guddoomiyay Shirka Tubta Amniga Iyo Caddaaladda.

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda oo looga...

Wasiir Beyle oo la kulmay Safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y. Wasiir Beyle ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Tamarta Iyo Haweenka

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta kormeeray wasaaradaha warfaafinta, tamarta iyo Haweenka si uu...

Ugu Akhris Badan