Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre: Sida Dunidu Noola Dhaqanto Iyo qanaacada Dadka Soomaaliyeed, Waxaa lafdhabar u Ah Garsoorka Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane, Xasan Cali Khayre oo Casho sharaf Muqdisho ugu sameeyay madaxda Garsoorka Dalka, ayaa si weyn ula dar-daarmay,...

Jabuuti iyo Masar oo ka wada hadlay horumarka Soomaaliya

Addis ababa-(SNTV)- Wasiirka arrimaha dibedda ee Masar ,Sameh Shoukry  iyo dhiggiisa Dalka Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, ayaa Shalay ka wada hadlay  ammaanka Badda Cas...

XARUNTA DEGMADA HELIWAA OO DIB UDHIS IYO QALABEYN LAGU SAMEEYAY

Muqdisho (SNTV) Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa dhawaan waxa ay dib udhis, Qurxin iyo Qalabeyn ku sameeyeen Xarunta iyo Xafiisyada ay ku...

War-murtiyeed: Kulan Hawleedka Saddex-Geesoodka ah ee Hay’adaha Dastuurka oo soo xirmay

Muqdisho (SNTV)-Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir wadajir ah oo afar maalin ay lahaayeen seddexda hay’ad ee u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka. Ra’iisulwasaaraha XFS Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Ballan Qaaday Dhamaystirka Dastuurka

Muqdisho (SNTV) –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir Muqdisho uga socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka...

Ugu Akhris Badan