Wararka

Mareykanka oo faah-faahiyay duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Africom (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka Qaaradad AFrika ee Africom ayaa lagu faah faahiyay duqeymo xagga cirka ah oo...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo tababar ugu soo xiray Garbahaarreey 300 Askari

Garbahaarreey-(SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General; Bashiir Maxamed Cabdi “Ameerica” ayaa tababar u soo xiray in kabadan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona...

Afrika oo ka shireysa xakamaynta Qaxootiga iyo samaysashada Baasaboor mid ah

Addis ababa-(SNTV)-Shir madaxeedka Ururka Midowga Afrika ee Shalay ka furmay Magaalada Addis ababa ee caasimadda Itoobiya ayaa waxaa looga hadlayaa xakamaynta Qaxootiga iyo barakacayaasha...

Howlgal lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Bariirre

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobalka Gobalka Shabeellada hoose , Maxamed Ibraahim Barre, ayaa sheegay in howl-galkii ka dhacay degaanka Bariirre lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab...

Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha Ciidama oo ka shiray adkaynta amniga

Muqdisho-(SNTV)-Gudoomiyaha Degmada Bacad, Qaasim Cali Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadleyey sidii wax looga qaban lahaa Xaaladda amni ee Degmadaaasi oo ay...

Ugu Akhris Badan