Wararka

Taliyaha Ciidanka Uganda oo booqasho ku yimid Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Uganda Lt. Peter Elwelu ayaa todobaadkaan booqasho ku yimid Soomaaliya,wuxuuna taliyaha si gaar ah u booqday goobaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo u safray Sucuudiga

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirada maaliyadda iyo xanaanada xoolaha ayaa maanta...

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo shahaadooyin guddoonsiiyay Maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhexe

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Waxbarashada Xukumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaay ka qeyb...

Wasaaradda qorsheynta XFS oo wadatashi la yeelatay Ururrada Bulshada rayidka Jubbaland

Muqdisho-(SNTV)-Kulanka wadatashiga ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ahmiyad ballaraan u leh dalkeena Soomaaliya, waxaana kulanka ka qeybgalay Xoghayaha joogtada Wasaaradda...

Itoobiya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiska dhoofinta Gaaska Dabiiciga ah ee DDS

Jabuti(SNTV) Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Itoobiya ENA , ayaa Wadamada Jabuuti iyo Itoobiya kala saxiixday heshiis ku saabsan dhoofinta Gaaska dabiiciga ah ee laga...

Ugu Akhris Badan