Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo U Tacsiyeeyay Dadkii Soomaaliyeed Ee Ku Shahiiday Weerarkii Argagaxiso Ee Maanta

Muqdisho (SNTV): –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weerarkii argagaxiso ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u yeertay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. Mudane Axmed Ciise Cawad...

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeeray hanaanka suggida ammaanka Degmada Wadajir

Mogadisho (SNTV):-Gudoomiye Ku-xigeenka dhanka ammaanka iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa xalay kormeer ku sameeyay hanaanka loo suggo ammaanka Degmada Wadajir. Gudoomiye Tuulax oo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan isdhaafsi dhul safaaradeed

Istanbul (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ku tilmaamay Ra’iisul wasaaraha New Zealand hoggaamiye fariid ah

Istanbu (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay falcelinta Xukuumadda New Zealand...

Ugu Akhris Badan