Wararka

Wasiir Sadiiq Warfaa: “Wax ka badelka Sharciga Shaqaalaha rayidka wuxuu Sahlayaa in la helo Shaqaale xirfad leh”

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa Baarlamaanka ka hor akhriyay sharciga Shaqaalaha Rayidka oo wax...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argaggixisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

SNTV:-Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyaadka Alshabaab ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buullo-burde ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa...

Haweenay soo xirtay dharka Ragga oo ay Ciidamada Amniga Gobolka Mudug ay gacanta ku soo dhigeen

Ciidanka booiiska dagmada Galkacyo ayaa gacanta kusoo dhigay qof dumar ah oo isku ekeeysiisay ragga, kadib hawlgallo ay ciidamada ka wadeen dagmada Galkacyo ee...

Eng.Yarisow “Dadaal aynu ku bixinnay weynaynta Maalmaha Xurriyadda”

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo abaal marin guddoonsiiyey guddiyada heer gobol ee qaban qaabada xuska maalmaha...

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo&Dhuusamareeb ooo Boosaaso gaaray

Muqdisho (SNTV) Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed oo gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta...

Ugu Akhris Badan