Wararka

Taliska Ciidanka Booliska oo sheegay in 23 Askari loo xiray arrimo Musuq-maasuq la Xiriira.

Muqdisho (SNTV)- Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabatay Xarunta Taliska Booliska ayaa Warbaahinta uga...

Wiil uu dhalay Ex-Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo Golaha Shacabka ka mid noqday

Cadnaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib doorasho boos buuxin ahayd oo ka dhacday Xarunta...

Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaanka Baladul Amiin

Taliyaha Ururka 4-aad ee Danab Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa Faahfaahin ka bixiyay Howlgalo Ciidanka Xoogga Dalka ay kula wareegeen Deegaanka Baladul...

Sabiid,Janno adduun oo argagixisadu ba’sadeen

Sawirkani waa qeyb ka mid ah deegaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada hoose ee shalay laga xoreeyay argagixisada Alshabaab. Waa deegaan dhul beereed ah oo laga...

Madaxweynaha Algeria oo ku dhawaqay in uu iscasilayo ka hore 28 Bisha April

Madaxweyne Algeria oo  isniinti  ballan qaaday inuu xilka iska casilayo ka hor inta uusan dhammaan muddo xileedkiisa ku eg 28 bishan April 2019. Sida lagu...

Ugu Akhris Badan