Wararka

Soomaaliya iyo Ruushka oo muujiyay sida ay u danaynayaan xoojinta xiriirka laba geesoodka ah

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay maanta oo Isniin ah Magaalada Moscow dhiggiisa Ruushka Mudane...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka tirsan UNICEF “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay  ku xigeenka wakiilka hay’adda UNICEF...

Duqa Muqdisho oo Midowga Afrika kala hadlay Amniga Caasimadda iyo Howlgallada labada Shabelle “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha iyo Saraakiisha ka scotay Midowga waxay isla falanqeeyeen muhiimadda uu amniga Caasimaddu u leeyahay xasilloonida dalka, iyagoo isku raacay in la...

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Diiradda Lagu Saaray Dhammeystirka Xafiisyada Guddida Doorashooyinka “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay...

Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ‘SAWIRRO’

Muqdisho (SNTV) Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo...

Ugu Akhris Badan