Wararka

Wasiir ku xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Dalka Sacuudiga Ku soo Dhoweeyay Xujeyda Soomaaliyeed

Jeddah (SNTV)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow,  ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya kusoo dhoweeyay Xujeyda...

Golaha Aqalka sare Oo Maanta Ka Hadlaya Hindise Sharciyeedyo Uu Ka mid yahay Hindise-Sharciyeedka Shidaalka

Muqdisho (SNTV)- Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta lagaga hadlo hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo horay ...

Guddoonada Baarlamaanka Soomaaliye oo ka tacsiyeeyey Qarax ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Cambaareeyey Qarixii Argagixisanimo ee ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir, isagoo ka tacsiyadeeyey masuuliyiintii ku Geeriyootay. Dhanka...

Culimada oo ka digtay in taageero la siiyo Al-shabaab

Culimada Soomaaliyeed  ayaa shacabka iyo ganacsatadaba  ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageerin Kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish xilli ay...

AUN Xasan Maxamed Sabriye 

Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir soo maray.  Waxa uu...

Ugu Akhris Badan