Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta akhrinta koowaad marsiiyay sharciga Dakhliga dalka

Muqdisho (SNTV):- Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodii 13-aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka...

Dooni ku degtay Tunisia oo sababtay tiro badan oo dhimasho ah

Muqdisho.(SNTV)…Dooni sidday dad fara badan oo isugu jiray Qaxooti iyo kuwo muhaajiriin ah ayaa ku qallibantay biyaha badda Medetereeniyan,gaar ahaan xeebaha kulaala dalka Tunisia,halkaasi...

R/Wasaasre ku-xigeenka Dalka oo furay imtixaanka Shahaadiga ah

Muqdisho (SNTV) R/Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa maanta si rasmi ah u Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, kaasi oo ka bilowday  Muqdisho iyo Dowlad Goboleedyada. Mudane...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo faahfaahisay imtixaanka maanta loo fariisanayo

Muqdisho (SNTV) Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo ay qaadayso dowladda Soomaaliya, 31,500 Kun iyo shanboqol...

Wadajir oo wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan isgeeysay

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Ugu Akhris Badan