Wararka

Duqa Muqdisho oo fal-danbiyeed ku tilmaamay Imtixaanka la xaday

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo dadkii...

New Zealand:Xoghayaha Guud ee Q.M oo booqday 2-dii masjid ee lagu laayey muslimiinta

Muqdisho (SNTV)…Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ,ayaa muujiyay taageerada iyo khushuuca uu u hayo bulshada muslimiinta ee ku nool dalka New Zealand ,ka dib...

14 Maleeeshiyadda Al Shabaab oo xalay lagu dilay deegaanka Bariire

Muqdisho (SNTV)- Maleeshiyadda Al Shabaab ayaa xalay isku dayey inay weeraraan Deegaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose iyaga oo labo jiho kasoo galay.   Ciidanka Xoogga ee...

Hodan oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Magacaabay Guddi Dhamays-tiraya Qorshaha Dayn Cafinta Dalka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeeya dhamays-tirka qorsha dayn cafita dalka oo meel...

Ugu Akhris Badan