Wararka

Ra’iisul wasaare kuxigeenka oo bogaadiyay kobaca dhaqaale Dalka

NSTV;-Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) raiiusl wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaraadda...

AMISOM oo haween Somaaliyeed u samaysay wacyigalin ku aadan hannaanka dib u eegista dastuurka

SNTV:-Ilaa 25 dumar ah oo laga soo kala xulay guud ahaan ururada bulshada rayidka ah ee dalka ayaa lagu wacyigaliyay sidii ay door muuqda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Stockholm ee Nabadda iyo Horrumarka

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Madasha lixaad ee Stockholm ee Nabadda iyo Horrumarka oo maanta...

Dhuusamareeb oo caawa u gudubtay wareegga Labaad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)-Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana...

IMF oo sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta SMP3

Muqdisho (SNTV ) War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen...

Ugu Akhris Badan