Wararka

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dhibaatada lagu hayo Soomaalida kunool K/Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta...

Duqa Muqdisho oo Rugta Ganacsiga kala hadlay dib-u-dhiska Caasimadda

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan la qaatay madaxda Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo uu hoggaaminaayay...

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howl-gal Degmada Jilib

Muqdisho (SNTV) Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka...

R/W Xasan Cali Khayre: Waan isu Keenay Odayaasha Dhaqanka Xeraale Iyo Huurshe Daawo ‘Sawirro’

Muqdisho (SNTV) R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaal iyo wax-garad ka socda degaannada Huurshe...

Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Uu Dib U Dhac Ku Yimid

Muqdisho (SNTV) Guddiga Shirweynaha dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uu dib-u dhacay ku yimid furitaanka shirka kaasi oo uu...

Ugu Akhris Badan