Wararka

Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashada Galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug. Hadaba Halka Hoose ka Akhriso...

Cilmi-baaris la sameeyay oo lagu ogaaday in ay jiraan faa’iidooyin laga helo la hadlidda qof aadan horay u aqoonnin

Inta badan dadku waxay waqtigooda qaataan iyaga oo ay ku hareereysan yihiin dad aysan aqoonnin ,haddii ay ahaan laheyd xilliga ay shaqadooda ku sii...

Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka oo la kulmay Danjireyaal fadhigoodu yahay Muqdisho

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga...

Taariikh nololeedkii Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)

Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub) waa Abwaan Soomaaliyeed waxa uu ku dhashay Baadiyaha magaalada Dhagax-buur ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya sannadka marka uu ahaa...

Danjiraha Maraykanka u fadhiya Soomaaliya oo sheegay in ay Soomaaliya ka jirto rajo wanaagsan

Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah mid aad...

Ugu Akhris Badan