Wararka

26ka juun “ Kaana siib Kanna Saar”

Muqdisho (SNTV)- 26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qabiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna...

Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV )James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG)...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay “SAWIRRO”

Muqdishio (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada ee Soomaaliya. Danjiraha Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan Idinkugu Imid in aan idinkala Shaqeeyo Dhismaha Gal-mudug Oo Midaysan “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul gobolleedka...

Diyaargarowga Munaasabadaha 59-sano guuradii kasoo wareegatay markii Calan Soomaaliyeed laga taagay Soomaaliya “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV)-Munaasabadani oo loogu magacdaray maalmaha ama todobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo kala ah 26-ka June oo ah maalintii ay Gobollada Waqooyi ka xoroobeen Mustacmarkii...

Ugu Akhris Badan