Wararka

1da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

Sanadguurada 59aad  ee maalinta guusha ee 1da Luulyo oo waxay ku suntan tahay xornimadii gobollada koonfureed ee dalka iyo midowgii gobollada waqooyi iyo koonfur,...

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax, oo dhowaan...

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo Guddoomiye cusub u magacaabay deegaanka Bariire

Muqdisho (SNTV) Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee deegaanka Bariire loogu magacaabay Cumar Cabdi Xasan. Guddoomiyaha Gobalka Ibraahim...

Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka Jaray Waddooyin Muhiim u ah Bulshada Caasimadda “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay waxa uu xariga ka jaray laba waddo oo muhiim ah oo ku yaalla...

K/Galbeed & Galmudug oo Ka wadahadlay Dhacdadii ay Dad Ka soo Jeeda K.Galbeed lagu dilay Deegaanno Ka tirsan Galmudug “Sawirro”

Gaalkacyo-(SNTV)-Labo Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Magaaladaasi. Odayaasha...

Ugu Akhris Badan