Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo billad sharaf guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda, islamarkaana uga mahadceliyay shaqada hufan ee...

Madaxa Golaha Ciidamada Suudaan oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaas

Madaxa Golaha Ciidamada ku meel-gaarka ah ee   dalka Suudaan ayaa shalay oo Talaado ah  xafiiskiisa kula kulmay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya  oo muddo...

Dowladda Soomaaliya oo guryo ku wareejisay qaar ka mid ah shacabka deegaanka Sabiib

Wafdi  isugu jiray wasiirro iyo xildhbaano oo uu hoghaaamineyy guddoomiyaha gobalka Shabeelaha hoose ibraahin aadan Cali Najax ayaa gaarey  deegaanka Sabiid Caanoole ee gobolkaasi,iyagoo...

Dekadda oo ku guuleysatay Horyaalka Soomaaliya Markii 3-aad oo is xiga

Kooxda Kubada cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Premier league Soomaaliya 2019. Kulanka galabta dekadda ay ciyaartay ayaa ahaa kii ugu danbeyay waxaana ay ku...

Wasaaradda Cadaaladda KGS oo soo xirtay tababar cadaaladda lagu hadlayay abo

Baydhabo (SNTV) -Tababarkaan maanta lagu soo gebe-gebeeyey magaalada baydhabo ee xarunta Gobolka bay ayaa waxaa lagu baranayay sida loo keydiyo Galalka Feelasha ee Dacwadaha...

Ugu Akhris Badan