Wararka

Bandhig wax soosaarka Dalka oo baydhabo lagu qabtay (Warbixin)

Dhaqaalaha Soomaaliya marka laga hadlaayo waxa uu inta badan ku tiirsan yahay Xoolaha nool, Beeraha iyo Kalluumeyiga, marka haddaay sidaasi tahay ayaan diiradda ku...

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka,Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen horjooge,Xuseen Xasan Cambeer, oo horay ugu tirsanaa nabadiidka...

Maamullada Gobalka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo oo soo dhaweyn ballaaran u sameeyay Ra’iisul Wasaare Khayre

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo uga qayb galay munaasabad soo dhawayn ah oo maamullada gobalka gobalka...

Dhagar-qabayaal Al-shabaab ahaa oo xukun dil ah lagu fuliyay

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku fulisay 3 dhagarqabayaal ah,kuwaasi oo ka dambeeyey weerarkii ka dhacay Naasa-Hablood2 ee magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhallinyarada Gaalkacyo Kala Hadlay Dhameystirka Hey’adaha Dowladeed ee Galmudug

SNTV:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kulan la qaatay...

Ugu Akhris Badan