Wararka

Maxkamadda ICJ oo laga sugayo  jawaabta soo jeedinnada Kenya iyo Somalia

Maxamadda Caalamiga ah ee ICJ  oo uwada yeertay waddamada Soomaaliya iyo Kenya oo   u ballansanaa dhageysiga dacwadda labada dal  ee  horay u baaqatay horraantii...

Wasiirka arrimaha dibedda oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay xarunta Safaaradda ay Soomaaliya ka iibsatay Maraykanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire; Axmed Ciise Cawad , ayaa ka faah-faahin ka bixiyay dib u furista Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya iyo...

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dib u habayn lagu samaynayo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas; Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib u dhis xooggan iyo qalabayn loogu sameynayo...

Haweenka Gobollada dhexe oo Xusul-duub ugu jira sidii ay uheli lahaayeen Qoondada Haweenka Galmudug+Sawirro

Doorka Dumarka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin siyaasadda iyo arrimaha kala duwan ee Bulshada ayaa diiradda lagu saaray shirar maalmahaan usocday Haweenka kunool degaannada Galmudug,...

13 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Dalka Kenya

Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku geeriyootay 38 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, markii ay Xalay saqdii dhexe isku dhaceen Gaari Bas ah iyo...

Ugu Akhris Badan