Wararka

Duqa Muqdisho Oo Ka Qeyb Galay Shirka Barasaabyada Oo Ka Furmay Durban

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka Caalamiga ah ee Barasaabyada Caalamka, kaasoo maanta ka furmay magaalada...

Diyaarado Sida Shixnado Gaargaar Oo Ku wajahan Beledweyne, Hirshabeelle State

Diyaaradahan oo gargaar u sida dadka ay saameeyeen  fatahaada Webiga Shabeelle  ee Magaalada Beledweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan Garoonka Diyaaradaha Aadan...

Maxkamad ku taalla Hindiya oo ku dhawaaqeysa maamulka goob diimeed ay isku hayaan muslimiinta iyo hinduuska.

Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo cidda maamuleysa oob diimeed ku taallla magaalada Ayodhiya oo ay isku...

Discover ways to Date women – Facts That You Need to Find out to Date a lady

If you are a one person and you are thinking about how to date a woman, then you have come...

Shirkadda Amal oo gargaar Lacageed ugu deeqday Dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha Dalka ka dhacay

Shirkadda Amal Group ayaa Dadka ay saameysay fatahaadda ka dhacday qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ugu deeqday Lacag gaareysa $40,000. Amal Group ayaa deeqdan...

Ugu Akhris Badan