Wararka

Xaaladda caafimaad ee dhaawacyadii loo qaaday Dalka Qatar oo soo hagaageyso

Waxaa soo hagaagaya xaaladda caafimaad ee Dadkii dhowaan ku dhaawacmay qaraxii ay argagixisadu ka geysteen xarunta Gobolka Banaadir, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay...

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shirka Qurba-joogta Soomaaliyeed ee magaalada Washinton

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo ku sugan dalka mareykanka ayaa qudbad dhinacya badan taabaneysa u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku...

QM oo ka hadashay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xeryaha Dhadhaab Kenya

Hay,ada UNHCR Xafiiskeeda Dadaab ayaa soo saartay warbixin ay uga hadlayso xaladaha Qaxotiga Dadaab iyo tirada Dadka halkaas ku nool oo hoos u dhacday...

Dowladda Soomaaliya oo qorshe cusub u dejisay hannaanka waxbarashada

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo si faah faahsan sharaxaad uga bixiyay Hanaanka...

Wasiir ku xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Dalka Sacuudiga Ku soo Dhoweeyay Xujeyda Soomaaliyeed

Jeddah (SNTV)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow,  ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya kusoo dhoweeyay Xujeyda...

Ugu Akhris Badan