Wararka

Taliska AMISOM oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan baariska dilkii Almaas Elman

Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka uu kala shaqeyn doono...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha...

Shir u dhaxeeyay hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka iyo Beesha Caalamaka oo Muqdisho ka dhacay

  Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo...

Hoygii uu ku dhashay Hitler oo loo aqoonsaday xarun Boliis

Guriga uu ku dhashay hoggaamiyihii hore ee dalka Jarmalka Adolf Hitler ayaa noqon doona ama  loo badalay saldhig boolis,sida uu ku dhaqaaqay  wasiirka Arrimaha...

Baladweyne Maxaabiistii barakacday oo dib loogu soo celiyey Xabsiga dhexe ee Hiiraan

Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan dhawaan waxaa ku fatahay wabigga Shabeelle taas oo sababtay in dadkii isaga barakacaan guryahoodii. Fatahaadaas ayaa saameyn ku yeelatay sidoo...

Ugu Akhris Badan