Wararka

Dowladda Oo Qorsheyneysa in La Hir-geliyo Xarumo Dheeraad Ah Ee Baarista COVID19 “SAWIRRO”

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna...

Dowladda Federaalka Oo Shixnad Gar Gaar Ka Guddoontay UNHCR Iyo WHO+Sawirro

Diyaaraddaan ayaa sidday shixnad gargaar ah oo ka koobneyd 22.5 tan oo ah agabka fatahaaddaha sida teendhooyin,maro kaneeco, maacuun Iyo kuwa kale oo muhiim...

Warfaafinta Oo Qalabka Kahortagga Covid-19 Ku Wareejisay Ciidanka Booliska

Wasiirka Warfaafinta ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigalinta Qaran ee COVID-19 Maxamed C/di Xayir ayaa qalabka kahortagga cudurka dillaaga ee Covid-19 ku wareejiyay Taliska  ciidanka Booliska...

Danab Oo Weerartay Meel Ay Ku Shirayeen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Danab ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay weerareen deegaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee Gobalka J/ dhexe halkaasoo ay ku...

Beeraleeyda Xudur Oo Dalagii Ay Filayeen Baaba’ay

Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobalka Bakool ayaa markale dalagooda ku baaba’ay roobab daadad watay oo nawaaxiga magaalada Xudur ka da’ay. Daadadkaan oo marwalba sanado barwaaqo...

Ugu Akhris Badan