Wararka

Wasaaradda Isgaarsiinta Oo Sheegtay In Ay Hirgelin Doonto Internet Cusub Oo Dalka Ku Xiriirin doona Yurub, B/Dhexe Iyo Afrika

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Md.C/di Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mashruucan internet-ka cusub ee 2-Africa, la filayo inuu noqdo kan ugu xawaaraha dheer...

Ciidanka Xoogga oo heshiis dhex dhigay beelo ku dagaalamay Mudug

Mudug:-(SNTV)-Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka General C/Casiis C/laahi Cabdi “Qooje” ayaa  sheegay in lagu guulestay heshiis hordhac ah oo  la  dhax dhigay...

Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho:-(SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  oo...

Xuska 15-Ka May Oo Lagu Qabtay, Jowhar & Meelo Kale Oo Dalka Ah. “Sawirro”

Munaaasabad lagu maamuusayay sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka iyo 13-kii dhallinyaro ee galay taariikhda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay...

Degmada Warta Nabadda Oo Xalay U Gudubtay Wareegga 3-aad Ee Tartanka Cilimiyeedka “Sawirro”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Ugu Akhris Badan