Wararka

Qarax Lagu Dilay Guddoomiyihii Gobalka Mudug Ee Puntland Oo Gaalkacyo Ka Dhacay 

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhaw lagu dilay Guddoomiyihii gobolka Mudug ee maamulka Puntland,  Alleha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur (Daba-kariix), xilli uu ka...

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Qaraxii Lagu Dilay Gud/Gobalka Mudug, Puntland

Muqdisho 17 May 2020, Dowladda Soomaaliya waxay cambaareynaysaa qarixii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo kaasi oo lagu dilay dad shacab ah iyo Wasiirka Warfaafinta,...

Golaha Wakiilada Galmudug Oo Maanta Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub ‘Sawirro’

Barlamaanka dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb cod aqlabiyad leh ku ansixiyay golaha Wasiiradda cusub ee uu dhowaan soo magacaabay...

Madaxweyne Deni  Oo Mamnuucay Agabyada La Soo Isticmaalay Ee Ka soo Dega Dekeda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo agab ka soo dega Dekeda Boosaaso, gaar ahaan caagadaha mustacmalka ah ee horay...

Wasaaradda C/fimaadka XFS Oo Qalabka Kahortagga Covid-19 Gaarsiisay Galmudug+Sawirro

Wasaaradda C/fimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab Caafimaadka gaarsiisay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Gobaleedka Galmudug taasi oo loogu talagalay...

Ugu Akhris Badan