Wararka

Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan argagixisada oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Muqdisho:-(SNTV)-Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidamada Africom ee Mareykanka ayaa howlgal lagu dilay xubno ka tirsan maleeshiyada AL-shabaab ku dilay gobolka Jubbada Dhexe. Howlgalkaasi oo...

Degmada Garbahaareey Oo Xalay U Gudbay Wareegga Afar Dhammaadka Ee Tartanka “sawirro”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo caawa kulankiisa 25-aad wareegiisa 3-aad kulankiisa 2-aad ku tartamay Degmooyinka Kismaayo Vs Garbahaareey oo ku kala yaala Goballada Jubbada...

Boosaaso Oo Laga Furay Xarun Lagula Tacaalo Dadka Uu Soo Rito Covid-19 +Sawirro

Waxaa maanta axad ah  magaalada Bosaaso ee Gobolka Barri laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in lagu daryeelo dadka uu...

Puntland Oo Cambaareeysay Weerarkii Argagixiso Ee Uu Ku Geeriyooday Guddoomiyihii Gobalka Mudug

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goballeedka  iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Alle ha u naxariistee...

Xaalado Cusub Oo Karoona Ah Oo La Diiwaan Geliyay “SAWIRRO”

Wasiirka C/fimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xuk.Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofood...

Ugu Akhris Badan