Wararka

Guterres: “Hoos U dhac Horumar Darteed, Afrika Taageero Ayay Dunida Uga Baahanyahay” “Sawirro”

Saameeynta COVID-19 ee Afrika oo ay dalalka qaaradda si dhaqso leh kaga jawaabeen dhibaatada Cudurkaana ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu jiro...

Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha Iyo Isbedelka Cimilada

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo ku geeriyooday manta Magaalada...

WHO Oo Ku Dhawaaqday In Xanuunka Corona Virus-Ka Uu Ku Si Fidayo Koonfurta Ameerika

Tirada xaaladaha la xaqiijiyay ee cudurka Corona Virus ee adduunka ayaa kor u dhaafay 5.3 milyan, xilli Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku dhawaaqay in...

Madaxweyne Waare Oo Cafis U Fidiyay 10-Maxbuus

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedla Hirshabelle Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaannada...

Guddiga Qaran Ee Ka Hortaga Covid-19 Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimid Faafintaanka Karoona

Kulanka ay yeesheen Guddiga Qaran Ee Ka Hortaga Cudurka Covid-19 oo ahaa  qaab muuqaaleedka Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta  guud ee...

Ugu Akhris Badan