Wararka

Guddiga Qaranka Oo La Kulmay Guddi Hoosaadka Arrimaha Gudaha Maamulada Gobollada Dalka

Guddiga hoosaadka Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada Iyo Amniga Ee Golaha Shacabka ayaa la kulmay Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ). Iyadoo ajendaha kulanku ahaa in...

Taliska Boliiska Oo Gacanta Ku Dhigey Xubno Ka Tirsan Alshabaab

Afhayeenka Ciidanka Booliiska, Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in howlgal ciidanku ka sameeyeen degmada Dharkenley lagu soo qabtay nin ka tirsan Alshabaab, kaas...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane...

Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Heshiis Ku Gaaray Jabuuti +Sawirro

Shirarkii maalmihii la soo dhaafay Jabuuti ugu socday guddiyada farsamo ee Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa la soo gabagebeeyay isla markaana laga soo saaray heshiis. Qodobada...

Wafdigii Qatar Oo Gaaray Kismaayo, Xarigga Ka Jaray Mashaariic Hormarineed “Sawirro”

Wafdi uu hogaaminayo safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee...

Ugu Akhris Badan