Wararka

Wasiir Goodax oo guul u rajeeyay ardayda u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ee Qaranka...

Marxaladda Kalaguurka Iyo Kaalinta Baarlamaanka Oo Maanta Looga Dooday Barnaamijka Kulanka Todobaadka.

Xubno ka tirsan 2-da Gole iyo siyaasiyiin kale oo ka qeyb galay barnaamijka kulan Todobaadka Oo uu baahiyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga dooday...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Oo Booqasho Ku Tagay Xeraale

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Xeraale ee Gobalka Galgaduud, halkaa oo si weyn loogu...

Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan Oo Xalisay Caqabado Soo Food-saaray Jaaliyadda Soomaaliyeed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa cabasho ka muujisay isbedello lagu sameeyay khidmadda lacagaha adeegga Ciqaamada dal ku joogga ee dalka Suudaan oo lacago...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalay Salaadda Janaazada Meydka, Aun Xasan Abshir Faarax +Sawirro

Allah u naxariistee, meydka Xasan Abshir Faarax, ayaa hadda laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, ee magaalada Muqdisho, waxaana salaadda janaazada ka...

Ugu Akhris Badan