Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Xarigga Ka Jaray Madxafka Qaranka Daawo “Sawirrada”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka,...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda...

Wejigii 2-Aad Shirweynaha Dib U Heshiisiinta Beelaha Oo Ka Furmay Galbeedka Gobalka Mudug

Wejigii Labaad Shirweynaha Dib u heshiisinta beelaha daga galbeedka Gobalka Mudug Oo Ka furmay dagmada Goldgob ayaa waxaa Ka Qeyb Galay masuuliyiin ka kala...

Guddiga Isku Dhafka BF Oo War Ka soo Saaray Wareejinta Kuraasta Ee Deegaan Doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Wadajirka ah ee Dhammeystirka Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabasho ka soo yeertay beelaha...

Guddoomiyaha Aqalka Hoose Oo Ka Digay U Wareejinta Kuraasta Xildhibaannada Deegaan Aysan Laheyn Beesha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan oo  ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta,ayaa ka digay in kuraasta loo wareejinayo...

Ugu Akhris Badan