Wararka

Wasaaradda shaqada DFS oo soo bandhigtay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo maanta guddoomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa soo...

Xeer ilaalinta Qaranka oo war kasoo saartay dil ka dhacay wadada Makka Al-mukaramah

Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay. rasaas ku furay Askar ilaalo u ah Wasiirka...

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Marxuumka oo maalmahan xanuunsanaa ayaa xalay ku dhintay isbitaal gaar ah oo ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa. Maxamed...

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u bilaabeysa Bixinta Baasaboorka.

Muqdisho(SNTV)-Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July 12, 2020,...

Ardayda fasalka 8-aad oo Maanta u fariisatay Imtixaanka mideysan ee Dowladda

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Maanta oo Sabti ah u fariistay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe Ardayda Magaalada Muqdisho iyo Gobollada Dalka. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo...

Ugu Akhris Badan