Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Baydhabo+sawirro.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dawlad goboleedka...

Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan oo lagu dhaawacay qarax.

Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee xarunta...

Xeer-ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay baarista dilalka wariyaasha iyo tacadiyada loo gaystay.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn...

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan galineysa xeerarka la dagaalanka musuq-maasuqa.

Wasaaradda cadaaladda XFS ayaa Muqdisho ka furtay wadatashi ku aaddan dib ugu biirista hiishiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuq-maasuqa. Wadatashigan oo ku saabsan hirgalinta...

Soomaaliya oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Coronavirus.

Sii-hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aaddan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19...

Ugu Akhris Badan