Wararka

WHO oo sheegtay in ay hoos u dhaceen kiisaska la xiriira daacuunka ee Soomaaliya.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO)ayaa sheegay in guud ahaan uu hoos u dhac ku yimid sanadkan  tirada kiisaska daacuunka ee cusub ee Soomaaliya marka loo...

Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga ayaa dood kulul oo ku saabsan...

Kumaandoosta Gorgor oo burburiyey saldhigyo ay leeyihiin argagixisada.

Ciidanka kumaandooska Gor-Gor iyo guutooyinka 7-aad iyo 3-aad ee xoogga dalka ayaa hawlgal qorsheysan waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada shabeelada dhexe iyo...

Golihii ugu horreeyay ee Wasiiro ah ayaa laga dhisay dalka Mali afgambgii kadib.

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dalka Mali, Bah Ndaw, ayaa ku dhawaaqay Gole wasiiro oo ka kooban 25 xubnood waxaana ka soo muuqday...

Nigeria oo baareysa xad gudubyo ay ku kaceen ciidankeeda gaarka ah.

Wasiirka arrimaha booliiska dalka Nigeria Muhammad Maigari Dingyadi ayaa sheegay in ay jirto baaritaano ku saabsan eedeyn ka timid dhaqan xumo ay ku kaceen...

Ugu Akhris Badan