Wararka

Xuska Maalinta Musqulaha Aduunka oo ku beegan 19 November ayaa Sanadkan Halku Dhig u ah “Nadaafad Waarta iyo Isbadalka Cimilada”.

Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinka musqulaha aduunka oo qaramada midoobe xusto sanad kasta 19 November. Muhiimada maalinkan ayaa ah in dadka iyo dowladaha lagu...

Dowlada Masar oo muwaadiniinteeda kala baxday gobolka Tigreega ee Itoobiya.

Dowladda Masar ayaa sheegtay inay ku guuleysatay inay kala soo baxday 9 qof oo ka mid ahaa muwaadiniinteeda kuna go’doonsanaa gobalka Tigreega ee ee...

Dalka Mareykanka: kororka Covid 19 oo sababay in la soo rogo xayiraado hor leh.

Gudoomiyaha Gobolka Minnesota Mudane Tim walz Ayaa caaway soo saaray amaro lagu xirayo goobbaha laga adeegto sida maqaaxiyaha,goobaha ciyaaraha & baararka. Go'aanka Gudoomiayaha Gobolka yaa...

Magaalada Hargeysa Qaban qaabada Aaska AUN Cumar Carte Qaalib ay Ka Socota.

Magaalada Hargeysa, saaka waxa ka socota qaban qaabada aaska Allah u naxariistee, Cumar Carte Qaalib, oo shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaaladaas oo...

(DAAWO) WARKA KOOBAN EE ©SNTV // 19 11 2020.

Halkan ka Daawo. https://youtu.be/41T_q1a8paQ

Ugu Akhris Badan