Wararka

Carona Virus oo si wayn u saameeyey waxbarashada carrurta barkacayaasha ah+(SAWIRRO).

Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen cudurka Corona-virus oo dunida...

Wasaaradda Gargaarka oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir+(SAWIRRO)+(MUUQAAL).

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo u yeeray inay shaqada ku soo laabtaan saddex Jeneraal.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu shaqada uga joojiyay Saraakiisha loo...

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay.

Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada...

Ugu Akhris Badan