Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,iyagoo ka wada hadlay arrimo...

Dawladda oo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo doorashada ka soo horjeeda.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-cadaala) ayaa sheegay inay been abuur yihiin muuqaallo maalmahan lagu baahiyey baraha bulshada iyo...

Shirka madasha iskaashiga Ganacsiga Beeralayda Dalka oo berri ka furmayo Muqdisho.

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya , waxay qabanaysaa Shirka madasha iskaashiga ganacsiga beeralayda Soomaaliya kaasi oo loogga hadlaayo siddii ganacsatada iyo beeralaydu...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho kula kulmay Xulka kubadda Cagta Galmudug+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ku maamuusay xulka kubadda Cagta Galmudug kula yeeshay magaalada Muqdisho kooxda galmudug. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa waxaa kulankani ku...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda warbaahinta+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta ayaa adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin xilligan dalku ku jiro...

Ugu Akhris Badan