Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo u kuur galaya saameynta ka dhalatay roobkii xalay ka da’ay Caasimadda, Muuqaalka Warkan Halkan hoose Ka (DAAWO).

Roobka gu'ga oo xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo barakacayaasha ku nool magaalada...

Wasiirka Shaqada XFS oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Qorshe Howleedka Wasaaradda+Sawirro.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta guddoomiyey kullan muhiim ah oo  is xog-wareysi ah, kuna...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Garoowe+Sawirro.

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo saraakiil uu hogaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Wafiga...

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada JFS oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjireyaasha Masar iyo Jarmalka+Sawirro.

Wasiiru Dowlaha  Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane  Maxamed Nasar iyo Safiir Ku xigeenka...

Dab geystay burbur hanta oo ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho.

Dab xoogan ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne, ka dib markii ay ku timid cillad...

Ugu Akhris Badan