Wararka

Ku-simaha duqa Muqdisho oo kormeeray Waddooyin ay ka socdeen dadaallo dib u habeyn ah+(SAWIRRO).

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane, Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay kormeeray waddooyinka waa-weyn ee magaalada Muqdisho, kuwaasi...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha Somaliland ee Baarlamaanka dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug Ujeeddo: Magacaabidda Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug. Markuu Arkay:   Qodobka 50aad...

Taliyaha Ciidanka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeeray xarumaha ciidanka booliska Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari, Taliyaha ayaa Booqday Goobaha loo asteeyey in lagu...

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia oo sheegay inay soo celinayaan nidaamka kala damnbaynta ee gobolka Tigreega,

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Abiy ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Twiterka...

Ugu Akhris Badan