Wararka

Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa wada qaatay kulan kusaabsan hormarinta Waxbarshada Dalka iyo Qorshayaasha Nimaadka Imtaxaanada.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Ergeyga Qaramada Midoobey u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa  xafiiskiisa   ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Ciidamada ilaalada deegaanka dowladda hoose ee Xamar oo howlgalo ka wado suuqa Xamarweyne.

Ciidamada ilaalada deegaanka dowladda hoose Xamar ayaa bilaabay howlo lagu qaadayo ama lagu furayo wadooyinka xiran ee sida sharci darada ah looga ganacsado ee...

Waaxda Jidadka iyo Bulaacadaha Dowlada Hoose ee Xamar oo diyaar garow ugu jirto roobabka la filayo.

Waaxda Jidadka iyo Bulaacadaha ee Dowlada Hoose ee Xamar ayaa diyaar garow adag ka gashay sidii loo carro bixin lahaa dhuumaha qaado biyaha roobka...

Burburka diyaaradii lagu la’aa Indonesia oo la helay.

Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida...

Ugu Akhris Badan