Wararka

Weerar Gantaalo oo lagu qaaday qeybo ka mid ah Dalka Erateria.

3 gantaal ayaa la sheegay in ay ku dhaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea. Dadka magaalada ayaa sheegay in ay maqleen qaraxyo ayna arkeen holac. Wararka...

Golaha wasiirada Puntland oo Caawa ansixiyay Miisaniyada 2021ka+(SAWIRRO).

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxwaynaha Axmed Cismaan Cilmi Karaash...

Itoobiya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay rag lala xiriirinayo argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish.

Itoobiya ayaa sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan kooxaha argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ku sugnaa gudaha Itoobiya. Laamaha amaanka iyo sirdoonka Itoobiya...

Dowladda Soomaaliya oo xarigga ka jartay dhismaha safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay+(SAWIRRO).

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ay garab taagan yihiin Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha+(SAWIRRO).

Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Ugu Akhris Badan